Agaasimaha DP World Oo Socdaal Ku Tagay Djibouti Iyo Sucuudiga & Masar Oon Weli Ku Guulaysan Dedaalo Ay Wadaan
May 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxa shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta Axmed Bin Suleyman ayaa horaantii bishan wuxuu socdaal ku yimid dalka Djibouti. Sidaas waxa qoray wargeyska Indian Ocean.
