Fadeexad Iyo Ceeb Ka Dhalatay Weel Uu Cunto Macmacaana Ugu Riday Raysalwasaaraha Israa’iil Dhigiisa Dalka Japan
May 22, 2018 - Written by Berbera Today

Qudus(Berberatoday.com)-Raysalwasaaraha Yuhuudda Benjamin Netanyahu ayaa mar uu dhowaan casuumad casho ah ku soo dhoweynayey raysalwasaaraha dalka Jabbaan Shinso Abe oo marti u ahaa, waxa uu macmacaanka ugu riday weel u samaysan qaabka kabaha suudhka loo gashado.