Faysal Cali Waraabe Oo Baahiyay Siyaasiyiin Culus Oo Ka Hawlgeli Doona Xalinta Colaadda Deegaanka Ceel-Afweyn
May 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa daboolka ka qaaday in arinta Ceel-afweyn loo saari doono gudi ay ka mid yihiin hal doorka Somaliland si loo dhameeyo dhibaatada dagaal ee taagan.
