berberatoday.com
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadley Dagaalkii Saaka Ee Tuko-raq .
May 24, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa oo la hadlay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA ayaa sheegay in Maamulka Soomaliya ee Puntland weerar lixdii subaxnimo ku soo qaadeen Ciidammada Jamhuuriyadda Somaliland ee jiida hore ee gobolka Sool.

Related image

 

 

“Saaka Abaaro lixdii Aroornimo ayaa ciidammada cago-jiidka ah ee maamulka Farmaajo uu mar kale isku dayay inuu weerar ku soo qaado xuduudaha iyo ciidammada Somaliland ee fadhigiisu yahay Tukaraq, marnaba looma fadhiyin in dawlad Islaam ahi ama dad muslim ahi dad muslim ah xilliyada caynkaasi ah oo bishii barakaysnayd aynu jirno ay weerar ku qaadaan dhimasho iyo dhaawacba dhinac walba ka gaystaan,”ayuu yidhi Wasiirka Warfaafinta.

Wasiir Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo wuxuu sheegay in Soomaaliya ku jabtay weerarkii ay soo qaadeen, waxaanu yidhi;

“Hase yeeshee iyagoo mar kale is leh ka faa’iidaysta duufaannadii Somaliland ka dhacay ee ay dadwaynaha iyo dawladda Somaliland ku mashquulsan yihiin sidii loo samatabixin lahaa dadkii ay dhibaatadu soo gaadhay ayay arrintaasi isku dayeenoo ay Ciidammada Puntland saddex meelood weerar ka soo qaadeen Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland,saddexdiiba waa lagu jabiyey guushana waxa leh Jamhuuriyadda Somaliland.”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews