“Hargeysa Qolooyin Baarqab Ah Baa Jooga ..”Prof. Abdi Samater Oo Ka Hadlay Dagaalka Tuko-raq”Daawo Muuqal
May 25, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Cabdi Ismaciil Samater ayaa waxaa uu
ka hadlay dagaalka maanta deeganka Tuko-raq ku dhex maray Somaliland iyo Puntland
Aqoonyahanka ayaa waxaa uu dagaalkaasi ku tilmaamay mid doqon nimo ah isla markaana waxaa uu eedeymo u jeediyey labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland
https://youtu.be/OY_JxKzy_1M
Berberatoday.com