berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Baanka Dhexe Oo Ka Hadlay Qiimaha Shilinka Somaliland Oo Hoos U Sii Socda
May 27, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ismaaciil Jaamac, ayaa ka hadlay hoos u dhaca Qiimaha Shilinka Somaliland oo maalmihii u dambeeyay kor u soo kacayey, balse mar kale hoos u dhacay.

Guddoomiyaha Baanka dhexe

Guddoomiyaha Baanka oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in qiimaha hoos u dhacay ee Shilinka ay sabab u tahay Dhaqdhaqaaqa Dekedda Berbera oo yaraaday, ka dib markii Maraakiibtii ku soo xidhan jirtay ka war heleen in duufaanno ka jiraan Badda Cas iyo Badda Hindiya ee Geeska Afrika, sidaasi darteedna ay yaraatay Cashuurtii, taasina sababtay in Shilinku hoos u dhaco.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews