Madaxweyne Muuse BIixi Oo Markii Uhorreysay Ka Hadlay Xadhigga Buur-madoow Iyo Waxa Looga Reebay Rag La Socday
May 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horreysay ka hadlay Xadhigga Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow iyo Sababta loo kala reebay Rag ay KU wada socdeen wuxuu ku xidhan yahay.