Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Gobolka Saaxil,Ganacsato Iyo Aqoonyahanka Reer Berbera Oo Deeq Isugu Jirta Mood Iyo Noolba Gaadhsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Tuka Raq
May 30, 2018 - Written by Berbera Today
Tka Raq(Berberatoday.com)-Deeqdan oo isugu Jirtay raashinka La quuto Noocyadiisa Kala Duwan,Sharaab, Xoolo Nool oo gaadhaya 250 Neef Iyo Gaadiid agabka kale siday oo gaadhaya ilaa shan baabuur oo waaweyn ayaa Masuuliyiinta Gobolka Saaxil oo kaashanaya ganacsatada iyo aqoonyahanka Gobolka Saaxil ayaa gaadhsiiyay ciidama qaranka ee Jiida hore.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan