War Deg Deg Ah”Tababarihii Kooxda Kubada Cagta Ee Real Madrid Zinedine Zidane Oo Is Casilay Iyo Sababta Keentay
May 31, 2018 - Written by Berbera Today
Madrid(Berberatoday.com)-Toobabarihii Kooxda kubada Cagta Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaqadii uu kooxdaas ka Hayay Iskcasilay goordhaweyd.
Toobabare Zinadine Zidane ayaa wiigan horaantiisii Kooxdiisa Real Madrid kula guulaystay koobkjii sadexaad ee Champions League ah oo xidhiidha.
Toobabare Zanedine Zidane ayaa faahfahin dheeraada ka Bixinin sababta uu isucasilay Hase yeeshee sharjaraa,id oo uu qabtay waxa uu ku cadeeyay inuu shaqadaas iskacasilay kana Tagay.