Daawo Muuqalka”Barnaamij Laga Sameeyay Xusuusta 30 Guurada Guda-galkii SNM Ee Hargeysa 1988kii
June 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahidiinta kala ah, Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhego-weyne), Jidhif iyo Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa ka hadlay xusuustooda Guda-galkii Hargeysa ee Dagaalyahannadii SNM, taasi oo ku beegnayd 31 May, 1988-kii oo xilligan laga joogo muddo 30 Sannadood ah.

Guda-galkii Hargeysa ee SNM oo halistiisa lahaa, maaddaama oo aanay isku dhigmayn Xoogaggii SNM iyo Ciidammada Taliskii Maxamed Siyaad Barre ee Xilligaa ku sugnaa Magaalada Hargeysa,