berberatoday.com
Wasiirka Beeraha Oo Booqday Gabadh Yar Oo Qoyskeedii Ku Wayday Duufaantii Ku Dhufatay Galbeedka Somaliland (Sawirro)
June 1, 2018 - Written by Berbera Today

Borama(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed ayaa u ballan-qaaday in Damaanadeeda Xukuumaddu qaadday Haboon Cumar Cawaale oo Hooyadeed, Aabaheed Iyo Carruurtii ay Walaalaha ahaayeen ku wayday duufaantii Sagar ee dhawaan ku dhufatay Xeebaha Somaliland.

Wasiirka Beeraha 3Wasiirka beeraha 2Wasiirka Beeraha 1

Wasiirka oo guri ku yeela Boorama oo gabadhan yar qoyskeedu u soo qaadeen ku booqday Shalay ayaa waxa uu qoyska ka tacsiyeeyey masiibada ku timid, isaga oo ILLAAHAY uga baryey inuu Samir iyo iimaan ka siiyo dadkaasi kaga geeriyooday duufaanta, qaran ahaana la qaybsanayaan muragada soo waajahday.

Wasiirka Beeraha 4

Duufaanta Sagar ayaa waxa ku dhintay Dad kor u dhaafaya Afartan Ruux, waxaana xusid mudan in Gabadha yar ee Wasiirku booqday iyo Wiil kale ay Qoysaskoodii ku waayeen Duufaantaasi.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews