berberatoday.com
SPAIN: Baarlamaanka Oo Caydhiyey Raysal-Wasaarihii Iyo Xukuumaddii Dalkaasi
June 2, 2018 - Written by Berbera Today

Madrid(Berberatoday.com)-Raysal-wasaarihii Dalka Spain Mariano Rajoy ayaa shaqadii laga eryay kadib markii ay codka kalsoonida uu u qaaday Baarlamaanka dalka Spain.

Hoggaamiyaha  xisbiga hanta-wadaaga Pedro Sanchez oo baarlamaanka geeyay mooshin ka dhan ah  Raysal-wasaaraha kuna eedeeyay musuqmaasuq ayaa noqonaya ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Spain.

“Waxaan bilaabaynaa bog cusub oo ah taariikhda dimuqraadiyadda dalkeena..” ayuu yidhi Raysal-wasaaraha cusub ee Dalka Spain

Mr Rajoy ayaa noqonaya ra’iisul wasaarihii ugu horeeyay ee taariikhda cusub ee dalka Spain ee waaya codka kalsoonida ee baarlamaanka dalkiisa.

Rajoy

Hoggaamiyaha xisbiga muxaafadka Mr Rajoy ayaa ahaa ra’iisul wasaaraha dalka Spain tan iyo sanadkii 2011.

Baarlamaanka Spain ayaa labadii Maalmood ee u dambeeyay ka doodayey Mooshinka ka dhanka ahaa Mr Rajoy ee uu u gudbiyey Hoggaamiyaha  xisbiga hanta-wadaaga Pedro Sanchez, dooddaasi oo Maanta ku soo dhamaatay inuu codka kalsoonida waayo Raysal-wasaare Rajoy.

Raysal-wasaaraha Xilka ka degaya iyo Xukuumaddiisa ayaa lagu eedeeyay Musuqmaasuq baahsan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews