berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ururka Al-Shabaab Oo Xalay Weerar Culus Ku Qaadey Puntland Iyo Khasaaraha Ka Dhashey Dagaalkaas
June 2, 2018 - Written by Berbera Today

Boosaaso(Berberatoday.com)-Ururka Al-shabaab ayaa waxaa ay weerar culus habeen xalay aheyd ay ku qaadeen fadhiisin  ciidamada Puntland ee Toga Bali Khadar oo ku yaala duleedka Boosaaso isla markaana cidhifka ku haya buuraleyda Gal Gala sida ay baahisay idaacada VOA .

Weerarkan oo saacado badan socdey ayaa waxaa uu dhacay xalay xiligii suxuurta , isla markaana waxaa hubkan labada ciidan ay isku adeegsadeen hub culus iyo rasaas badan , waxaana ay dadka deeganku ay idaacada VOA u sheegen in ay maqlayeen dhawaaqa hubka Culus

 

 

Sidoo kale afhayeen Uhadlay Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay cagta mariyeen xeradaas, isla markaana ay ku furteen hub iyo gaadiid dagaal,  waxaana  ay sheegeen inay ku dileen illaa todobo askari oo ka tirsan ciidanka Puntland.

 

Hase ahaatee ma jirto war ka madax banaan sheegashada Al-Shabaab, iyadoo aanay weli jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dhanka Puntland.

Weerarkan saaka ayaa ku soo beegmayaa sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay weerarkii Ururka Alshabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada Puntland ku leeyihiin Tuulada Af Urur halkaas oo ay ciidamo badan ku laayeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/vu7S9vYSdIc

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews