berberatoday.com
Dawlada Qatar Oo Markab Hub Ah U Soo Dirtay Somaliya Iyo Xogo Qarsoon Oo La Helay
June 2, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Dawlada Qatar ayaa waxaa ay Markab hub ah u soo dirtey dalka Somaliya , iyada oo jabisay Qaraarkii qaramada midoobey kaga mamnuucay hubka tan iyo sanadki 1992 .

Sidaas waxaa lagu baahiyey qoraal wargeyska Al-Bayaan qoray maalin ka hor , wararka ayaa intaas ku daray In dawlada Doha ay sida ay u kuurgalayaashu tilmaameen uga jeeddo inay ku maamusho oo saameyn ku yeelato wadamada Africa iyo inay joogtayso gacan ku yeelashada ururada Argagixisada ah .

 

 

Al-Bayaan waxaa ay intaas ku dartey in dawlada Qatar hanaan Tahriibin ah ay hubkan u soo rartey , iyada oo ka dhigaysa in uu sido kaalmo binu aadam-nimo iyo samofal ku waajahan Somaliya

Waxaana ay dawlada Qatar Hubkan marisay sida ay wararku sheegayaan Hay’adda “QATAR Charity ” taas oo lagu eedeeyo maalgalinta argagixisada

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews