berberatoday.com
Ururka Al Shabaab Oo Sheegtay Inay Qabteen Diyaarad Drone Ah Oo Ku Soo Dhacday Deegaanka Ay Xukumaan
June 3, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen

Diyaarad Drone ah oo ku soo dhacday deegaanka Mubaarak oo ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose.

Diyaaradan oo nooceeda uu yahay Drone wax duubta ayeey sheegeen Shabaab inay ka soo qaadeen beer ku dhex taalla deegaanka Mubaarak.

 

 

Ciidamada Shabaab ayaa soo qabtay diyaaradan, kadib markii dadka deegaanka ay u soo sheegeen in halkaasi diyaarad ay ku soo dhacday.

Shabaab waxa ay sheegeen in diyaaradan laga leeyahay dalka Mareykanka, ayna tahay kuwa wax duuba ee loo adeegsado hawlaha basaasnimada ah.

Xoogaga Shabaab ayaa dhawr mar sidan oo kale waxa ay gacanta ugu dhigeen Diyaarado Drone ah oo ku soo dhacday deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews