Daawo Muuqalka”Muslimiinta Saacadaha Ugu Badan Sooma Iyo Dalka Ay Ku Nool Yahiin
June 4, 2018 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Muslimiinta ku nool waddanka Iceland ee qaaradda Yurub ku yaalla waxay cadceedu ka maqan tahay oo kaliya 2 saacdood 24-ka saac waxaanay soomaan 22 Saacdood. waxay cadceedu ka dhacda 11PM waxaanay soo baxda 4AM waxaanay saacadaha yar ee u dhexeeya u yihiin wakhti afur, xilli taraawiixeed iyo suxuurtii.
Waa waddanka ugu dheer dhanka Soonka laakiin, muslimiinta dalkan ku nool ayaa sheegaya in aanay wax dhib ah ku qabin maaddaama soonku waajib ku yahay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan