Shirkadda DP World Oo Sheegtay Inay 20% Kordhisay Dhaqdhaqaaqa Dekedda Berbera
June 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda DP world ee la wareegtay maamulka dekedda Berbera, ayaa sheegta in dhaqdhaqaaqa dekedda Berbera uu kordhay 20%, marka la garab dhigo xaaladii dekedu ku sugnayd sannadkii hore.
