Dalalka Beesha Caalamka Oo Joojinta Dagaalo Kale Oo Ka Dhaca Tuko-Raq U Xilsaaray Itoobiya Iyo Puntland Oo Weli Ku Mashquulsan Abaabul Dagaal
June 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka beesha caalamka ayaa dawladaha gobalka Geeska Afrika ee IGAD u xilsaaray inay xaliiyaan dagaalada dhex maray dawladda Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala.
