Daawo Muuqalka”Raysulwasaaraha Dawlada Itoobiya Oo Sheegay In Dawladiisu Oglaatay Heshiis Xasaasi Ahaa Oo Sanadkii 2000 Dhex Maray Dalka Eretria Iyo Sababta Ku Kaliftey
June 6, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa ogolaatay heshiiskii Eratria ee sanadkii 2000 lagu dhameeyay dagaalkii ku dhexmaray xuduuda degmada Badhame.
Heshiiskani oo lagu saxeexay Aljeria waxaana Heshiiskani uu siinaya Eratria Deegaanka Degmada Badhame balse Makes Zanawi ayaa diiday inuu wareejiyo.
imika dawlada Raysal wasaaraha prostastanka ah ee Qoomiyada oromada kasoo jeeda A bit Ahmed ayaa shaaciyay inay Itoobiya aqbashay heshiiskii 2000 ee Aljeriya jawaabna kaliya ka sugayaan Eratria.