Daawo Muuqalka”Raysal Wasaaraha Dalaka Masar Ismaciil Shariif Oo Iminka Ku Dhawaaqay Inuu Iscasilay Iyo Sababtal
June 6, 2018 - Written by Berbera Today
Masar(Berberatoday.com)-Ra’isal wasaarahii hore ee dalka Masar ayaa ku dhawaaqay is casilaaddiisa kaddib markii la dhaariyay Madaxweyne C/Fataax Al-Sisi oo markii 2aad loo dhaariyay xilka Madaxweynaha.

Is casilaadda Ra’isa lwasaare Ismaciil Shariif,waxaa ay timid ka ddib dhaarinta Sisi oo ku qoran dastuurka Masar. waxaana ay tani u fududeyneysaa Madaxweynaha in uu isku shaandheyn ku sameeyo Golaha Wasiirrada.