berberatoday.com
Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Oo Loogu Baaqay Inuu Wada Hadal La Bilaabo Madaxweynaha Somaliland Iyo Dawladda Imaaraadka Carabta
June 7, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka xasaradaha caalamiga ICG ayaa ugu baaqday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo inuu wada hadalo la yeesho dawladda Imaaraadka Carabta iyo dawladda Somaliland.

Image result for Madaxweyne Farmaajo

Warbixin dheer oo ay hay’adu soo saartay oo ay kaga hadashay saamaynta uu khilaafka dalalka khaliijku ku yeeshay gobalka Geeska Afrika, waxay hay’adu qayb ka mid ah warbixintaas ugu baaqday Mr. Farmaajo inuu wada hadal la furo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi islamarkaana uu la qaato kulan, si ayay tidhi warbixintu uu ugu muujiyo niyad wanaag.

 

 

Waxa kale oo ay warbixintu Madaxweyne Farmaajo u soo jeedisay in cod dheer uu ku sheego inuu diyaar u yahay wada hadal toos ah oo uu la galo Immaaraadka kana dalbado Sacuudiga inuu dhexdhexaadiyo labada dhinac. Waxaa taasi suuragelin karta ayay warbixintu tidhi in lacagtii Imaaaraatka ee ay dawladiisu qabsatay lagu bixiyo mushaharaadka ciidammada ay immaaraadku tababreen oo la sheegay in markii horeba lacagtasi loo waday.

Waxaana sidoo kale loogu baaqay dawladiisu inay qaboojiso hadallada ka dhanka ah Imaaraatka Carabta.

 

 

berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews