Loolanka Sawirrada Ee ‘Ka Hor iyo Ka Dib’ Oo Qabsaday Baraha Bulshada
June 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa baraha bulshada Soomaalida ka socda xujo-fur ama waxa loo yaqaano Challenge, iyada oo dadka ay isku xujeynayaan in qof kasta uu soo dhigo sawir sanado badan ka hor ah iyo mid hadda ah, waxaana loo bixiyay ‘ka hor iyo ka dib’ ama ‘Before and After’ oo ah sida ay ku tahay luuqada English-ka.
Haddaba qeybta Baraha Bulshada ee BBC Somali oo u kuurgashay arrintan, ayaa warbixintan kusoo koobaysa waxa u baxay.