berberatoday.com
Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Hawlaha Guud Ee JSL Oo Gaadhay Degmada Widh-Widh
June 8, 2018 - Written by Berbera Today

Widh-widh(Berberatoday.com)-Waxa Maanta Degmada Widh-Widh oo ka mid ah Gobolka Buuhoodle gaadhay Wefti uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi, kaasi oo Maalmihii u dambeeyay Safar ku marayey Deegaannada hoos yimaadda Buuhoodle.

Wasiir Qambi

Weftiga oo uu ka mid yahay Wasiiru-dawlihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha JSL Cabdirashiid Riyo-raac, Wasiirka Arrimaha gudaha Khaatumo Kayse Cabdi Yuusuf iyo Masuuliyiin kale, waxa halkaa ku soo dhaweeyay Dadweynaha Degmada Widh-Widh, Masuuliyiinta Degmada iyo ka Gobolka Buuhoodle.

Wasiirka Hawlaha guud oo Dadweynaha khudbad u jeediyey ayaa ka hadlay colaadda Maamul-gobolleedka Puntland ka wado deegaanka Tukeraq iyo Weerarrada gar-darrada ah ee ay ku hayso Ciidammada Qaranka ee Jiiddaasi ku sugan.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

https://youtu.be/y2XRuU_E4rw

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews