“Jinku Dadka Wuu Galaa Waa Been, Ka Cid Baan Ka Saarayaa Yidhaana Waa Calooshiisa U Shaqayste..” Sheekha Al-As-har:
June 8, 2018 - Written by Berbera Today
Qaahira(Berberatoday.com)-Sheekha Al-As-har, Dr Sheekh Axmed Al-Dayib, ayaa sheegay in aan Jinku lahayn haba yaraatee awood uu ku galo Qofka muuminka ah, hase-yeeshee uu Dadka waswaasiyo oo keliya isla markaana uu ka lib helo Qofka diciifka ah oo keliya.