Xukuumada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Dhan Ah Oo Kaga Yimid Dawlada Somaliya
January 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa sheegay in Somaliland ay mar hore ka go’day Soomaaliya, islamarkaana cid ka wakiil ah Somaliland aanay uga qeybgalin shirkaasi.