Madaxweynaha Masar Iyo Raysal wasaaraha Itoobiya Oo Wacad Adag Wada Galay Iyo Waxa Uu Ku Saabsan
June 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Masar Cabdifatax Al-sisi ayaa waxa uu madaxtooyada dalka Masar dhexdeeda ku dhaariyay Ra’isal wasaaraha Itoobiya waxana uu Abiy Ahmed wacad ku maray in aanu waxyeelo u gaysan doonin danaha biyaha Nile-ka ee Masar “Waxaan Allah in aanay Itoobiya wax dhibaato ah u gaysan biyaha Masar,” Sidaas ayuu yidhi ra’isal wasaare Abiy.
Dhankiisa madaxweynaha Masar wuxuu ballanqaaday in uu xoojinayo iskaashiga labada waddan oo uu ku tilmaamay mid istaraatiji ah. Waxa uu sheegay in qorshaha Masar yahay in dhammaan danaha guud ee labada dal wax ka qabashadooda kor