Dawlada Iran Oo Iminka Ka Hadashey Kulankii Trump Iyo Kim John Un Digniina U Dirtey Kuuriyada Waqooyi
June 13, 2018 - Written by Berbera Today
Iran(Berberatoday.com)-Dalal badan ayaa soo dhaweeyey heshiiska Singapore, hase yeeshee wadanka Iran ayaa qaba aragti taa ka duwan.

Saraakiisha Iran waxay markiiba digniigo u direen Kuuriyada Woqooyi oo ay uga digayaan in Trump heshiiskaa ka bixi karo intaanu kuba noqon Washington.