Daawo Muuqalka”Xukuumada Muuse Biixi Oo Golaha Wakiilada Ka CodsaTEy In La Anshax Mariyo Xildhibaan Madaxweynaha Eedeymo U Jeediyey
June 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo dhaliilo ah oo dhawaan Xildhibaan Cali Aareeye u jeediyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Wasiir Cateeye ayaa waxaa uu shir gudoonka golaha wakiilada ka codsadey in xildhibaankaasi ay anshax mariyaan .
Waa Markii ugu horeysay ee xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi codsato in la anshax mariyo xildhibaan eedeymo iyo dhaliilo u jeediyey madaxweynaha
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan