Wasiir Shugri Xaaji Baandare Oo Beenisay Inay Is Casilad U Gudbisay Madaxweyne Muuse Biixi
June 19, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa beenisay inay warqad iscasilaad ah u gudbisay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.