berberatoday.com
Akhriso”Xikmadda Iyo Ujeedada Shimbiruhu Raxan-raxanta Ugu Haajiraan Xilliyada Guga Iyo Jilaalka !
June 22, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shimbiro tiro badan ayaa xilliga Guga u Haajiraan dhinaca Waqooyi, halka xilliga dayrtana ay u Haajiraan dhinaca Koonfureed, Sababta ay shimbirahaasi u haajiraan ayaa waxay
tahay inay heleen meelo dugsoon oo ay ka helaan waxay cunaan iyo sidoo kalena inay
helaan meelo Aamina oo ay ku tarmaan, haddaba raxanta kala duwan ee shimbirahaasi
Haajiraya ayaa waxay Sawiraan Lambarka Toddoba gaar ahaan qoraalka Lambarkaasi ee
tirada Afka Carabiga ee "٧".
Sababta ay Lambarkaasi u sawiraan iyagoo ka faa’iidaysanaya awooda Hawada ka dhalata
Baalasha shimbiraha hor kacaya amase hoggaaminaya.
Sidoo kalena waxay daba galaan hoggaamiyaha haggaya raxanta ay ku wada socdaan,
waxaanay shimbirahaasi baalasha wada qaadaan hal mar sababta ay sidaasi u sameeyaan
ayaa waxay tahay inay is caawiyaan oo ay isku caawiyaan dhinaca awoodooda, taasi oo
wax tarta shimbirka ka mid ah ee Daciifa.
Khubarada ka faalooda arrimahaasi ayaa waxay sheegeen inay shimbiruhu keydadaan
tamartooda iyo awoodooda 20% ilaa 30% marka ay sidaasi u wada duulaan.
Ciyaarahan Tababbarihiisii U Horreeyay Ku Sifeeyay

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews