Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo Ka hadlay isbedelada Siyaasadeed ee ka Socda Wadamada Geeska Afrika iyo Samaynta ay Soomalida Ku yeelankaran
June 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka mid ah Siyaasinta aqoonyahanka ah ee reer Somaliland ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay isbedelada dhinaca siyaasadeed ee ka socda wadamada geeska afrika gaar ahaan dalka Itoobiya iyo saamaynta ay Soomaalida ku yeelan karto.