berberatoday.com
Xaaska Madaxweyne Trump Oo Lagu Dhaliilay Funaanad Ay Xidhatay, Maxaa Lagu Arkay Tolow
June 22, 2018 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Marwada koobaad ee Maraykanka Melania Trump ayaa lagu dhaliilay jaakad ay u xidhatay safar ay ku tagtay meel carruurta muhaajiriinta lagu hayo oo ku taalla Texas.

Melania Trump

Melania ayaa la arkay iyadoo xiran jaakad ay ku qoran tahay “dan iyo muraad kama lihi ee adiguna”?, iyada oo markaas sii fuulaysa diyaarad.

 

 

Afhayeen u hadashay ayaa sheegtay in aysan “duur xul ahayn” dookha jaakadda ay dooratay Melania.

Jaakadda Zara oo 39 doolar la siiyo ayaa cadho ka dhaliyay baraha ay bulshadu ku xidhiidhaan

Madaxweyne Donald Trump ayaa markii dambe Twitter-ka soo dhigay in jaakadda xaaskiisa “loola jeedo warbaahinta beenta ah”.

Dadka baraha bulshada isticmaala ayaa isla markiiba dhaliilay fariinta aan qarsoonayn ee xaaska madaxweynaha.

Qofkan ayaana Twitterka ku soo qoray in marwadu ay ula kac u soo xidhatay iyadoo heli kartay in ay xidhato jaakado ka qaalisan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews