Daawo Muuqaalka”Shir Weynihii Beesha Garxajis Oo Si Rasmi Ah U Furmay Iyo Siyaasiyiinta Ka Qeyb Gashay+Sawiro
June 24, 2018 - Written by Berbera Today
Gacanlibaax(Berberatoday.com)-Shir weynihii Beesha Garxajis, ayaa si rasmi ah shalay galab uga furmay Buurta Gacanlibaax, kaasi oo ay kasoo qayb-geleen ergooyin kal kala socda dhammaan-ba Ardaayada Beesha Garxajis, isagoo subaxan saaka ahna si habsami ah u socda .
