berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Zimbabwe Oo Faro Cididood Qarax Xoogan Oo Lala Beegsadey Kaga Badbaadey
June 24, 2018 - Written by Berbera Today

Zimbabwe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Zimbabwe ayaa ka badbaaday qarax lagula beegsaday isusoo bax olole doorasha oo uu ka sameeynayey magaalada Bulawayo. Mr Manangagwa ayaa sheegay waxa qarxay inuu aad ugu dhawaa balse nasiib wanaag teyda ayey wax ka dhinneyd ayuu yidhi

Madaxweyne Manangagwa oo ololaha doorashada ku guda jiro

 

 

Muuqaal laga soo duubay garoonka kubadda cagta ee White City ayaa wuxuu muujinayaa qaraxa oo ka dhacayo meel ku dhaw madaxweyne Mr Mananagagwa xilli uu ka sii degayey masraxa isaga oo dhammeeyey khudbadda uu taageerayaashiisa kula hadlayey.

Wasiirka caafimaadka David Parirentatwa ayaa sheegay 15 qof iney qaraxa ku dhaawacmeen 3 ka mid ah dhaawacoodu uu culus yahay.

Madaxweynaha ayaa wuxuu ku sugnaa magaalada labaad ee Zimbabwe ee Bulawayo waana magaala ay mucaaradku taageera badan ku haystaan, isaga oo xilligaasi u ololeeynayey xisbigiisa Zanu-PF iyada oo ay dalka ku soo fool leedahay doorashada guud ee dalka ka dhaceyso 30-ka June.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews