Daawo Muuqalka Wasiir Boos Mire Oo Ka Hadlay Shir-beeleed Ka Socda Deegaanka Buurta Gacan-libaax
June 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Shir Beesha Gar-xajis Shalay uga furmay deegaanka Buurta Gacan-libaax ee Gobolka Saaxil.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Yuusuf Mire Maxamed (Boos) oo Telefiishanka Eryal waydiiyey sida uu u arko Shirka u furmay Beesha Gar-xajis, ayaa sheegay in Shirkaasi yahay Shir-dhaqameed Beeshu xaq u leedahay.