berberatoday.com
Maxamed Saalax oo Mid Kamida Wadamadda Yurub Siiyay Jinsiyad Cusub Iyo Muxuu Ku Mutaystay?
June 26, 2018 - Written by Berbera Today

Mosco(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha dalka Jejnia Ramzan Kadyrov ayaa ku dhawaaqay in ciyaartooyda Liverpool Maxamed Saalax la siiyay jinsiyad sharafeed.

maxamed saalax

Salaax ayaa ku sugan dalka Ruushka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo koobka kubadda adduunka, goobta tabobarkiisana waa magaalada Grozny ee caasimadda jamhuuriyadan Ruushka ka tirsan ee Jejnia.

Mar sii horeysay ayay kulmeen Salaax iyo Kadyrov oo lagu eedeeyay in uu ciyaartooyga u isticmaalayo ujeeddooyin siyaasadeed.

 

Inkastoo Koobka Aduunka ay xulka dalka Masar kaga hadheen wareega uhoreya hadana Ciyaaryahanka Maxamed Saalax Waa dadaalay dhinaciisa waxaanu dhaliyay sadex kulan uu ciyaaray laba Gool waxase ciyaartii udanbaysay ka badiyay oo ay isla hadheen xulka Dalka Sucuudi Carabiya oo ay isku goup ahaayeen halka xulalka Russia iy Uruguay Usoo baxeen wareega 16ka dal.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews