Daawo Muuqalka”Barnaamij Xafiiska Wacyigelinta Madaxtooyada Somaliland Soo Saaray Oo Indhaha Bulshada Soo Jiitay
June 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij la magac-baxay; “Beero oo Baahi Reeb” kaas oo indhaha Bulshada in badan oo ka mid ah si fiican u soo jiitay, ayuu soo saaray Xafiiska Wacyigelinta Madaxtooyada Somaliland, isla markaana la xidhiidha Tacabka horumarinta Beeraha Somaliland ee ay waddo Wasaaradda Beeraha, ayaannu jeclaysannay inaannu qaabka loo sameeyey oo Farshaxannimo ka muuqato iyo Habka Hawl Wasaaraddaas, Madaxdeeda iyo Hawladeennadeeda kala duwanba ku cusub loo bilaabay toddobaadkan.
BEERO OO BAAHI REEB XAFIISKA WACYIGELINTA MADAXTOOYADA SOMALILAND