Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Maanso Ku Cabiray Dhibaatada Colaada Ceel-afwayn Iyo Cida Ka Gaabisay
June 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Hal-abuurka Da,dayar Ee Reer Somaliland ayaa xalay Munaasibad loogu magac Daray “Suugaanta Nabadaynta Ceel- Afwayn ku Qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargaysa Taasi oo ay kasoo qaybgaleen boqolaal Dhalinyaro ah iyo Aqooyahano, Madaxdhaqameed iyo bulshada qaybaheeda kala duwani.
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ahaa kooxdan ayaa Madashan ka jeediyay Weedho uu ku cabirayo wixii ay Indhahooda kusoo Arkeen Iyo Cida ka Gaabisay waxka Qabashada Colaada Ceel-afwayn.
Sidoo kale Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey ayaa munaasibada ka Tiriyay Maanso uu Kaga Hadlo Dhibta colaada Sokeeyuhu leedahay iyo Doorkii culimada, Iyo Siyaasiyiinta oo ka maqan gurmada arintan,