“Shirka Garxaajis Dumar Iyo Caruur Baa Ka Talinayaa Waana Mid Caadifadeysan ..” Suldaan Habaar”Daawo Muuqaal
June 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Saleeban Boqor Cismaan oo ka mid ah madax dhaqameedkabeesha ku shiraysa buurta Gacan Libaax ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u jeediyey shirka Beesha Garxajis
Suldan Saleeban ayaa sheegay in shirkaasi uu yahay mid caadifadeysan isla markaana caruur iyo dumar maamulayaan isla markaana lagu deg degay shiraasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/-Z4abPB567c
Berberatoday.com