“Ma Ogolin In DP World Ay Horumariso Marso Cusub”.Madaxweynaha Jabuuti”Daawo Muuqal
June 28, 2018 - Written by Berbera Today
Djibouti (Aftahannews)- Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafkii u dhexeeyay Shirkada Dp World isagoo sheegay in aanay marnaba ogolaan doonin in Shirkada Dp World ay horumariyaan Deked kale oo Kuyaala wada Jabuuti Jaarka La ah oo Somaliland kamid tahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka warkan