Warar Soo Baxaya Ayaa Sheegaaya In La Sii Daayey Cabdikariim Qalbi Dhagax Oo Dawlada Xamar Hore Ugu Dhiibtay Itoobiya Isaga Oo Ku Eedaysnaa Jabhada Hogaamiye Jabhada OLNF Ah
June 28, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Warar saacadihii la soo dhaafay soo baxayay ayaa sheegaya in la sii daayay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo sanad ka hor dowladda Soomaaliya u gacan gelisay dowladda Itoobiya.
