Daawo Muuqalka”Oday Maxamed Cabdillahi Saalax Oo 9 Sanadood Ujiifay Xanuunka Faaliga Oo Asiibay Ilaahayna Ku Ilhaamiyay Laba Wiil Uu Dhalay Inay 30 Jis Ee Quraanka Iyo Tafsiirkiisaba Xafidsiiyaan Mudadaas Uu Jiifay
June 29, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-oday Maxamed Cabdillahi Saalax Waxa uu kamid yahay odayaasha ku dhaqan magaalada Burco ee reer bujrco asalka ah waxaanu mudo 9 sanadooda ujiifay xanuunka faaliga oo qeyb kamida jidhkiisa haleelay.
Oday Maxamed Cabdillahi Xuseen ayaa waxa ilaahay ufidudeeyay inuu mudadaas uu jiifay korka ka qeybo 30ka Jis ee quraanka kariimka ah iyo Tafsiirkiisa. waxaana ilahay shinbir uga soo dhigay oo quraanka iyo Tafsiirkiisa qeyb siiyay laba wiil oo uu dhalay oo xaafidal quraan ah waana arin yaab leh oo oday Maxamed Cabdillahi Saalax Ilaahay ufududeeyay.