Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadley Shirka Beelaha Garxajis Uga Socda Gacan Libaax ..” Shirkii Wali Wuu Socdaa…” + Muuqaal
June 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland
Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta fadhigii golaha guurtida uu kaga hadley shirka beesha Garxajis uga socda Buurta Gacan Libaax
” Shirkii Garxajis Wuu Socdaa Wali wuu dhamaadey-na maan maqal , reer dhan oo isku tagay-na wax xun ka fili mayno , ilahay ha ka dhigo in uu ka soo baxo wax qarankan anfaca ..” Ayuu yidhi Gudoomiye Saleebaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/n2BFIChz7kg