War Deg Deg Ah”Akhriso Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Beelaha Garxajis Oo Lagu Dhawaaqay
July 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta si rasmi ah u soo xidhmay shir sagaalkii cisho ee ugu danbeeyey u socdey beesha Garxaajis , waxaana shirkaas oo maanta soo xidhmay laga soo saaray 8 qodob oo kala ah .
1. In Midnimada In Garxajis ay ka tahay midka koowaad .
2. In Saami qaybsiga dawlada uu yahay mid aan cadaalad ku dhisnayn
3. In Kootada qandaraasyada dalka cid gaara ah la siiyay