“Somaliland Uma Bahna Maanta Kolba Beelo Meel Ku Shira …” Prof Axmed Samtar”Daawo Muuqal
July 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar oo ka hadlay shirkii beelaha Garxajis ugu soo dhamaaday buurta gacan libaax ayaa sheegay inaanay Somaliland maanta ubaahnayn beelo kala shira meel ka dhacna ay kutahay qaranimada iyo jiritaanka Somaliland inay marba beeli shir qabiiliya qabsato.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/RhFxUU6AbUE
Berberatoday.com