Siyaasi Cali Guray Oo ka Dareen Celiyay Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Beelaha Gar-xajis, Sheegayna In Ay Tahay Taladii Axmed Mire Iyo Eedaha Uu Ujeediyay.
July 2, 2018 - Written by Berbera Today
“Shirkan Taladii Axmed Mire Wuu Yahay. Inta Goor Ee Isaaq Dhexdiisa Uu Isku Dilay Ee Baxsaday Goob Joog Intii u Ahayd Way Ogtahay”Cali Guray,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamida xisbi xaakimka Talada haya ee Kulmiye ayaa ka dareen Celiyay qobadii kasoo baxay shirkii beelaha gar-xajis oo maanta lau soo gabo gabeeyay degaanka buurta gacan libaax,
Muj Cali Guray ayaa ku eedeeyay in ay shirka marin bahaabiyay Muj Axmed mire kaasi oo uu sheegay in qodobada kasoo baxay ay yihiin taladiisii.