berberatoday.com
“Somaliland Waxaa Na Kala Qaybiyay Dhibaato Iyo Duruufo Badan Waana Garab Naga Maqan, diyaar Ayaanu u Nahay in Aanu Wadahadaladii Soo Celino”.Madaxweyne Farmaajaha Xamar Ayaa Sidaa Yidhi
July 2, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay xiisada dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq isagoo sheegay in dagaalka la joojiyo oo nabada laga wada shaqeeyo.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu sheegay in Somaliland ay tahay garab ka maqan Soomaaliya oo yihiin dad walaalo ah oo ay na kala qaybiyeen dhibaatooyin iyo duruufo badan oo soo maray waxaana uu sheegay in ay dawlad ahaan diyaar u yihiin in wadahadaladii Somaliland ay dib u soo celinayaan oo si wanaagsan oo xaqiiq ah ay u wada fadhiisan doonaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KBmHgFsYSBc

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews