Daawo Muuqalka”Shirweynihii Wada Tashiga Iyo Dib Uhabaynta Garsorka Somaliland Oo La Soo Gabagabeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay
July 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirwaynaha wadatashiga iyo dib u habaynta Garsoorka Somaliland oo mudo laba cisho ah u socday Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Hargaysa.
Ugu horayn Shirkan waxaa Faah-faahin ka bixiyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Prof, Aadan Xaaji Cali Axmed oo shirka soo qaban qaabiyay.