berberatoday.com
Police-Ka Maleysia Oo Xabsiga U Taxaabay Ra,iisul Wasaarihii Hore Ee Dalkaas Iyo Sababta Keentay
July 3, 2018 - Written by Berbera Today

Malaysia(Berberatoday.com)-Ra,isul wasaarihii hore ee dalka malaysia Najib Razak ayaa lagu xidhay magaalada Kuala Lumpur si loogu sameeyo baadhitaano la xadhiidh lunsiga hantiada qaran ee dalkaasi,sida ay sheegtay warbaahinta dowlada.

Image result for Najib Razak

 

 

Howlgalkaan oo ay fuliyeen ciidamada police-ka ayaa waxaa uu dhacay abaara guriga uu Najib ka degan yahay xaafada Taman Duta abaara 2.35 pm ee waqtiga Maleysia.

Qareenka Qosyka Najib oo la hadlay News Asia maanta oo talaado ayaa sheegay in uu najib wajihi doono maxkamadeyn ku aadan doorka uu ka cayaaray malaayiin dolarka mareykanka oo laga lunsaday qasnada dowlada.

Gudiga la dagaalanka musuqa ee maleysi saraakiil ka socota ayaa sidoo kale saaka waxaa ay su,aalo weydiiyeen wiil xaaskiisa ay dhashay sidoo kalena ah soo saaraha filimada shirkada Hollywood-ka.

Musuq maasuqa loo heesto Raisul wasaarihii hore ee malaysia ayaa waxaa ay soo shaac baxday kadib guul daradii lama filaanka aheyd ee ka soo gaartay doorashadii 9 may ka dhacday dalkaasi.

Riza Aziz oo ka soo baxay xafiiska gudiga musuq maasuqa oo ay su,aalo weydiiyeen warfidiyeenada ayaa ka gaabsaday in uu la hadlo warbaahinta maleysia.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews