Daawo Muuqalka”Xildhibaan Ka Soo Jeeda Bariga Burco Oo Taageeray Qodobada Shirkii Garxajis
July 4, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Xildhibaan Shiine Faliidh oo ka mid ah munayaasha golaha deeganka Burco isla markaana ka soo jeeda Beesha degta bariga magaalada Burco ayaa waxaa uu taageeray qodobada ka soo baxay shirkii beelaha Garxajis .
Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu tix galiyo cabashada ka soo yeedhay Beelaha Qaar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/bTY6Ff1pkHU
Berberatoday.com